Madaxweyne Xasan Sheekh oo war aan la fileyn kasoo saaray kheyraadka badda
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad dheer ka jeediyay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay arrimaha kalluumeysiga iyo kheyraadka ku jira badda…