Somaliland oo mar kale Go’aano cusub kasoo saartay Dagaalka ka socda Laascaanood
By abdinajib abdullahi hargeysa(Boundless media) Shir xalay ka dhacay Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi , kana qeybgaleen toban urur siyaasadeed ayaa laga soo saaray go’aano Madaxweyne Muuse Biixi iyo tobanka Urur siyaasadeed…