JABUUTI oo gurmad iyo dhaqaatiir usoo dirtay Muqdisho
By abdinajib abdullahi Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay dalabkii dowladda federaalka ee ku aadanaa u gurmashada dadkii kala duwanaa ee ku waxyeeloobay qaraxyadii Sabtidii ka dhacay agagaarka Zoobe. Jabuuti oo ka jawaabeysay dalabkaas ayaa…