Itoobiya oo digniin kama dambeys ah u dirtay Ireland
By Abdinajib abdullahi Dowladda Itoobiya ayaa diginin kama dambeys ah u dirtay Ireland oo ku saabsan mowqifkeeda dagaalka labada sano ka socda dalkaas, ayada oo ku eedeysay cadaawad kana digtay inuu go’i karo xiriirka diblomaasi ee labada dal. “Ireland waxay…