Qodobada xasaasiga ah ee looga hadlay kulankii Ruto iyo Xasan Sheekh
By Abdinajib Abdullahi Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ayaa maanta wada-hadallo la yeeshay madaxweynaha cusub ee waddankaasi, William Ruto. Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyey…