KENYA oo heegan gelisay ciidamadeeda, kadib weerarkii Ceel Baraf
By Abdinajib Abdullahi Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay heegan buuxa gelisay ciidamadeeda, kadib weerarkii xooganaa ee todobaadkii hore Al-Shabaab ay ku qaaday ciidanka Burundi ee ku sugan deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Laamaha ammaanka ee Kenya…