Iska hor-imaad qabiil ku saleysan oo dhexmaray askar ka tirsan NISA + Khasaaraha
By Abdinajib Abdullahi Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta gudaha magaalada uu iska hor-imaad ku dhex-maray Askar ka wada tisan ciidanka NISA. Iska hor-imaadkan ayaa yimid kadib markii qaar kamid ah…