Maraykanka oo Turkey ka dalbaday arrin xasaasi ah oo ku saabsan RUUSHKA
By Abdinajib Abdullahi Maraykanka ayaa si aan rasmi ahayn ula soo qaaday dowladda Turkiga suurtogalnimada haddii ay Ukraine u dirto gantaalaha difaaca hawada ee S-400 ee uu Ruushku sameeyay, si ay uga caawiyaan la-dagaallanka ciidamada Ruushka ee kusoo duulay, sida…