Guddiga Doorashada oo ku hanjabay tallaabo adag haddii la qaban waayo doorashada Garbahaarey
By Abdinajib Abdullahi Maalmihii la soo dhaafay waxaa si dar dar ah mamaul goballeedyada qaar uga socotay doorashada Golaha shacabka ee baarlamanaka cusub ee federaalka Soomaaliya iyadoo horrey loogu heshiiyay in lagu soo gabagabeeyo 25-kaan bishaan Febaraayo, waxaana ilaa iyo…