Abiy oo sheegay inuu wadahadallo xabbad-joojin ah la furayo TPLF
By Abdinajib Abdullahi Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in ay jiri doonaan wadaxaajood xabbad-joojin ah oo dhexmari doona dowladdiisa iyo ciidamada kasoo horjeeda ee Tigreega oo dagaal ku jiray ku dhawaad 15 bilood, sida uu wakaaladda AP u sheegay guddoomiyaha…