Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo war kasoo saaray isku dayga afgambi ee Farmaajo
By Abdinajib Abdullahi’ Madaxweynayaashii hore ee dalka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee uu qaaday madaxweynaha muddo xileedkiisu Maxamed Cabdullahi Farmaajo dhammaaday, iyada oo ku eedeeyey inuu…