Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
By Abdinajib Abdullahi Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay wiil Soomaali ah dil loogu geystay gudaha wadankaas, waxaa falkaas ka dambeeyeyn kooxo burcad Afrikaan ah oo weerar ku qaaday ganasadaha la dilay. Marxuumka ayaa waxaa lagu…