Yuu codka ugu shubi doonaa musharaxa saddexaad ee ku haray doorashadii Turkey?
By abdinajib abdullahi Ankara (Boundless media) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan iyo Murashaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Qaranka, Kemal Kılıçdaroğlu, ayaa qaaday tallaabo ay ku kasbanayaan taageerada codbixiyayaasha Isbaheysiga ATA, iyo murashax Sinan Ogan, kaasoo hab dhaqankiisa uu fure u yahay…