Aqriso Maxuu Dr Abdullahi ali ka yiri wasaxafadeedka aay soo saarin Axmed madobe &Deni fariin la yaable ayuu diray
Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa war-murtiyeed ay saaka ku soo saareen magaalada Garoowe si adag ugu dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyaga oo ku eedeeyay ku tagrifalka awoodaha Federaalka si loo…