Taliyaha Danab oo jawaab kasoo saaray arrin la xiriirta DAGAALKA Laascaanood
By abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Taliyaha Ciidamada Danab ee Soomaaliya Axmed Cabdullaahi Beeryare ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku aadan warar dhowaanahan qabsaday baraha bulshada oo ku aaddan sakaal horey uga tirsanaa Danab oo lagu dilay magaalada Laascaanood. Maxamed…