Mustafe Cagjar oo soo saaray awaamiir culus oo qeyb ka ah dagaal ay ku jirto Ethiopia
By Abdinajib Abdullahi Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa soo saaray awaamir culus oo ka dhanka ah masuuliyiinta ku kaca musuq-maasuqa. Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa waxa uu sheegay in aan marnaba la aqbali doonin in…