William Ruto oo shaqo-joojin ku sameeyay afar ka mid ah guddiga doorashada Kenya iyo Raila Odinga oo ka horyimid
By abdinajib abdullahi Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa shaqada ka joojiyay afar ka mid ah guddiga doorashada oo diiday in ay taageeraan guushii uu ka gaaray doorashadii bishii August ka dhacday dalkaasi, sida ay madaxtooyadu sheegtay Jimcihii, wuxuuna sameeyay guddi…