Siyaasi raali-gelin ka bixiyey hadal aad uga careysiiyey Soomaalida dalka Kenya
By Abdinajib Abdullahi Murashaxa xilka barsaabka Nairobi iyo duqa magaalada caasimadda ah ugu tartamaya xisbiga talada Kenya haya ee Jubilee, Polycarp Igathe Kamau, ayaa ku khasbanaaday inuu raali-gelin ka bixiyo hadallo ka careysiiyay qayb ka mid ah shacabka daggan Nairobi.…