Mahad Salaad oo weerar ku qaaday siyaasiyiin dhowr ah
By Abdinajib Abdullahi Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar afka ku qaaday Siyaasiyiinta ay ku kala aragti duwan yihiin xiisada ka dhaxeysa Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo maamulka Galmudug. Mahad Salaad ayaa waxa uu Siyaasiyiintaas ugu baaqay inay faraha kala baxaan xiisada…