Jubbaland oo gacanta ku dhigtay xubno ka tirsan Amniyaatka Al-Shabaab oo ku sugnaa Kismaayo
By abdinajib abdullahi Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigtay xubno ka tirsanaa amniyaatka kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab kadib howlgal laga sameeyey gudaha Magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulkaas. Sida lagu sheegay Qoraal…