Maxay tahay arrinta uu Cabdikariin Guuleed sheegay in Farmaajo uu ka baqayo?
By abdinajib abdullahi Musharrax madaxweyne, Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa waxa uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan caqabadaha hortaagan hirgelinta doorashooyinka dalka ee 2021-ka. Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa shaaca ka…