Madaxweynaha Puntland oo sarakiisha amanka kala hadlay howlgalka Caal-miskeed
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa hawlgalka ciribtirka argagixisada ee ka socda buuraleyda Calmiskaad, kaas oo ujeedkiisu yahay xoojinta iyo dhameystirka gulufka ka dhanka ah kooxaha nabad diidka ah. Kulanka ayaa ka…