Madaxweyne Xasan sheikh oo weerar argagaxiso ku tilaamay falkii xalay lagu layay saraakil Ajanabi iyo Soomali isugu jiray oo ka dhacay Muqdisho
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka ERDOGAN EX Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaraatka ee ku dhawaacmay falka argagaxa leh ee ka dhacay Xerada Janaraal Goordan ee magaalada Muqdisho ayaa…