Sargaal caan ah oo qaab argagax leh u dilay askari ilaaladiisa ka tirsana iyo warar ka soo baxaya
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la dilay Taliyihii Guutada 26-aad, qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/Sare Cabdiraxmaan Salaad Xujaale. Warar kala duwan ayaa kasoo baxay dilka taliyaha oo ka mid ahaa Saraakiisha ugu muhiimsan dagaalka…