Booliska Puntland oo qabtay qooys u dhashay suuriya oo baxsad ahaa
By isxaaq Rashiid Ciidanka Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay qoys u dhashay dalka Suuriya oo ku eedaysan in ay dahab ka dhaceen magaalada Muqdisho Booliska Gobolka Karkaar ee Puntland oo kaashanaya Waaxda denbi-baarista u qaabilsan Booliska ee C.I.D ayaa…