Ciidamada danab oo la wareegay deegano dhoowr ah oo AS haysten
By isxaaq Rashiid Ciidanka kumaandooska xooga dalka Soomaliyeed ee DANAB gaar ahaan ururka 163aad Guutada 16’aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegey Deegaanka Shabeeloow ee Gobolka Mudug Degaankaan ayaa istaraatiijiyad weeyn u ahaa AS oo muddo tobanaan sano ah ka…