Maxaad kala socota darbiga Mareykanka ee Soomaali badan ay ka boodeen?
By Abdinajib abdullahi Washington (Boundless media) – Starr County, Texas, waa meel degan Jaleecada hore. Waa dhul buuraleey ah, waxaana ku daboolan geedo yaryar oo ku dhex jira dooxyo yar yar iyo togag, inta badan magaalooyinkeeduna waxay u eg yihiin…