Kenya oo shaacisay Magacyada 35 Xubnood oo ka tirsan Alshabaab oo lagu Eedeeyay Weeraradii gobolka Lamu
By isxaaq Rashhiid Kenya ayaa shaacisay magacyada 35 xubnood oo ka tirsan AS kuwaas oo ku eedeysan inay ka dambeeyeen weerarro ka dhacay gobolka xeebta ee Lamu. Dowladda Kenaya ayaa dalbaday shacabka dalkeeda inay si iskaa wax u qabso ah…