DEG DEG Raβiisul wasaare Xamza Oo isbadal ku sameeyay qarkamid ah golahiisa wasiirada
By isxaaq Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa isku-shaandheyn iyo magacaabid ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda. 1) Biixi Iimaan Cige, wasiirka cusub ee maaliyadda 2) Maxamed Cilmi Ibraahim, wasiirka cusub ee shaqada iyo arrimaha bulshadda 3) Abuukar Jeylaani Sheekh, wasiiru…