Dakadda magaalada Boosaaso oo aan maanta joojisay shaqadii iyo sababta oo la ogaaday
By isxaaq Rashiid Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta aysan Shaqeyneyn Dekadda Magaalada, iyad aoo faah faahin ay kasoo baxeysa sababta xirnaanshaha dekadda. Xogta aan helnay ayaa waxaa ay…