Taliye SHUB oo dib loogu magacaabay xilkiisii hore
By Abdinajib Abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo maanta kulankooda caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta, heshiisyo iyo sidoo kale siyaasado qaran oo muhiim u ah dalka. Taliyaha Asluubta ayaa…