Skip to content

Dab la qabadsiiyay buundada taarikhiga ah ee Maine oo halkaa ku baaba’day

Ridwan Ali

Dab damiska gobalka Maine oo ku balan qaaday inay bixinayso abaal marin gaadhaysa 1,000 (kun doolar) qofkii lasoo socodsiiya umuuro kusaabsan dabkaa la qabadsiiyay buundada bishii luulyo 9.

Buundadan oo ku taalay wadada Framingham oo ka gudubta wabiga Meduxnekeag ee dagmada Aroostook, waxaana ladhisay 1911 kii taasoo lagu qoray diiwaanka qaranka ee goobta taariikhiga ah.

Baadhitaano uu wado xafiiska maareeyaha ee dab damiska ayaa sidoo kale abaalmarino diyaariyay.

Hadaba cid kasta oo xog arintan ku saabsan hesha waxaa laga codsanayaa inay lasoo xidhiidhan xafiiska maareeyaha dab damiska ee 888-870-6162.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top