skip to Main Content

DEG DEG. Muqdisho waxaa ku dagaalamay ciidamo ka wada tirsan dowladda

muqdisho(Boundless media)_DEG DEG. Muqdisho waxaa ku dagaalamay ciidamo ka wada tirsan dowladda

israsaaseyn xoogan ayaa waxey is gooska tarabuunka ee muqdisho ku dhex martay qaar kamid ah ciidamada dowladda sida goob joogayal aay Boundless MEdia u sheegen iska hor imaadka ayaa ka danbeeyay kadib markii ciidamo ku socday mooto iyo kuwa xirtay jidka dheer ee tarabuunka uu muran soo kala dhex galay kadibna rasaas aay is dhaafsaden

Hal askari oo kamid ahaa ciidamada mootada saarna ayaa goobta ku geeriyooday halka dhawacyo soo gaaren dad goobta ku sugna

xaquuqda weydhowrantahay:Boudless media

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top