Skip to content

DEG DEG Ra’iisul wasaare Xamza Oo isbadal ku sameeyay qarkamid ah golahiisa wasiirada

By isxaaq Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa isku-shaandheyn iyo magacaabid ku sameeyay Golahiisa Wasiiradda.

 

1) Biixi Iimaan Cige, wasiirka cusub ee maaliyadda

2) Maxamed Cilmi Ibraahim, wasiirka cusub ee shaqada iyo arrimaha bulshadda

3) Abuukar Jeylaani Sheekh, wasiiru dowlaha cusub ee arrimaha Diinta iyo Awqaafta

4) Saadaad Maxamed Nuur Caliyow, wasiiru dowlaha cusub ee arrimaha gudaha

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top