Skip to content

Dr Abdullahi Ali oo Ah madaxa hay’ad ka hawlgasho gobolka maine aya kawarbixiyay werarkii kadhacay gobolkas

By Ayanle Dhiire 

Dr Abdullahi Ali Bare oo ah madaxa Hay’ada Getway Community services oo ka hawlgasho gobolka maine aya ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen waxa uu sheegay in werarku uu kadhacay sadax goobod goobtii ogu horeysay Ayuu shegay in ay ahyd goob ay dadku u tagaan in ay ku nafissan oo lagu cayaaro kubadaha kadibna uu qofkii dhibka geystay uu usii gudbay goob kale oo ay dadku ku badanyihiin oo magalada dhaxdeeda ah ogu dambeyna uu ogasii gudbay mell ay shirkad weyn leedahay oo alaabaha la iskaga kala diro

 

Tirada dhimashada Ayuu kushegay in aan wax sah lahayn balse wuxuu shegay in 22 qof ay kor u dhaafeyso halka dhawacuna uu 60 dhaafayo somalida ayuu shegay in wali aysan haynin qof somali ah oo wax ku noqday

Dhanka sameynta ayuu sheegay in ay somalidu la qabaan dadyoowga kale oo waxa uuna sido kale sheegay in daka magalada ay saameyn maskexeed iyo mid isku socod iyo shaqaba ku yeelatay arrintan , sido kale qof dambiilaha ahaa ayuu sheegay in aan wali gacanta lagu dhigiin balse lagu raad jogoo oo mell magalada kabaxsan laga helay gaarigiisii

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top