Skip to content

FBI waxay sameeysay barnaamij ay ku khayaanen kuwa ka ganacsada daroogada

By Ridwan Ali

FBI ayaa heshay sanduuq kabo ay lacag kabuuxdo, duulaad ay kuqaadeen ganacsatada daroogada. Barnaamijka FBI-da isgaarsiineed ee sirta ah aya sameeysay weeraro iyo xarigyo isdaba joog ah aduunka oo dhan aad na’usaameysay kooxaha dambi galayaasha sida ay masuuliyiinta FBI ay sheegeen Maanta oo ah talaado.

Booliska ayaa sheegan in 16 dal dhan ay barnaamijkan ka fuliyeen halkaasna lagu qabtay in kabadan 800 oo tuhmayaal ah, ilaa 3,000 oo daroogooyinka kala dugan ah ay ka mid jihiin kokayn, iyo  xashiishka ayaa lala qabtay 250 qoryo, 55 baabuur oo kuwa raaxada ah iyo inka badan $48 milyan oo lagacta maraykanka ah.

FBI ayaa heleen waxay rabeen, barnaamij ladhaho ANOM halkaas ay ku shubeen taleefanada 18-kii bilood ee la soodhaafay. FBI ayaa u qeybisay dhex-dhexaadiyaasha inkabadan 300 taleefan oo kala jooga 100 dal, iyaga ayna ogay in lagu wado dabogal.

Taasna waxay u’ogalaatay booliska inay ogaadan wakhtiga uu dhacayo kala iibsiga daroogo, dagaalo ay sameeynayaan ama wax yaalaha kale ay ku gudo jiraan halkaasna lago ogaanayay taleefan ay u maleeyeen in uu yahay aamin.

Back To Top