skip to Main Content

Macluumaad ku saabsan COVID-19 Cudurka Maine

Xarumaha xakamaynta iyo kahortaga cudurada ayaa maanta sheegay 42 kiis wax dhimasho ah lasheegin. Isbuucan ayaa ahaa kiisaskii ugu yaraa ilaa iyo bishii 11naad ee sanadkii la soo dhaafay.

Sida uu cudurka COVID-19 u bilowday kisaska gobalka Maine waxaa lagu ciyaasay 68 kun inuu kudhacay dadka u dhintay ay yihiin 825 qof.

MaineHealth ayaa dadka ku dhiiri galinaysa inay qaatan cirbada talalka cudurka COVID-19 si iskoolaadka iyo ganacsiga loogu laabto.

Back To Top