Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay Kulan looga arrinsanayo La dagaalanka As
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa guddoomiyey kulan looga hadlayay dardar galinta howlgallada ka socda deegaanada Jubbaland ee ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana uu Madaxweynahu warbixin la xiriirta shaqada socota ka dhagaystay Saraakiisha ciidamada.
Kulanka Waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga maamulkaas General Yuusuf Cismaan Dhuumaal iyo taliyeyaasha Ciidamada Xooga dalka iyo Hay’adaha amniga Jubbaland.
Madaxweynaha ayaa shacabka reer Jubaland ugu baaqay inay garab istaagan Ciidamada howlgallada ku jira oo u dhimanaya una dhaawacmaya sidii Al-Shabaab looga hor wareejin lahaa shacabka
This Post Has 0 Comments