skip to Main Content

Mas’uuliyiin booqatay degaanno lagala wareegay AS

By isxaaq Rashid: Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo hogaaminaya wafdi wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasaaraddaha Amniga, booqday deegaanada Hawlgallada ay ka socdaan ee gobolka Jubada Hoose  .

Madaxweyne ku xigeenka Maxamuud Sayid aadan  iyo wafdigiisa oo tagay deegaanada Muuse-xaaji, Mallaaylley, Turdho, Baxar-saafka iyo Baarsanguuni oo maalmahii lasoo dhaafay ay howlgalo ka wadeen Ciidamada Jubaland iyo xooga dalka Maxamuud Sayid aadan ayaa bogaadiyay Hawsha Halkaas ka socota .

Sidoo kale Maxamuud Sayid Aadan uu ku dhiiro geliyay  Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubland in ay sii wadaan dagaalka ay kula jiraan Alshabaab ayna ka saaraan degaannada weli ay joogaan ee gobolka Jubada Hoose.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top