skip to Main Content

Maxaa kusoo kordhay maxkamadeynta Donald Trump?

By isxaaq Rashiid Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in maxkamadda degmada Manhattan ee magaalada New York dib u amba-qaaddo, dhageysiga kiisaska dacawadeed ee tirad badnaa oo uu kujiro kiiska sumcad-dilista ah oo ka dhan madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, kaas oo ay maxkamadda geysay haweeneey qoraa ah oo lagu magacaabo E. Jean Carroll.

Haaweneydan ayaa horay ugu eedeysay Trump, inuu fara-xumeeyay sannadihi sagaashamaadki iyadoo Trump uu beeniyay eedaha loo soo jeediyay.

Sannadki 2019-ki ayay maxkamad ka dacweysay iyada oo ku eedeysay inuu sumcad dilay.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top