By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…

Maxey Kawada Hadleen Masuuliyeen Ka socday Bankiga Addunka iyo Dowlad Deeganka Somaliada
By Ayanle (Boundless Media)
Barkulan ujeeddadiisu ahayd isticmaalka miisaaniyadda horumarineed ee loo isticmaalo mashaariicaha kala duwan ayaa ka qabsoomay magaalada Jigjiga.
Kulankani oo uu soo diyaariyay Xafiiska Maaliyadda DDS ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socota wasaaradda miisaaniyadda ee heer federaal, masuuliyiin ka socda bangiga adduunka iyo masuuliyiinta Xafiiska Maaliyadda DDS iyo bahwadaagtiisa heer deegaan
Wasiir kuxigeenka Xafiiska Maaliyadda DDS Mudane Muxyadiin Cabdi oo nooga warbixiyay kulankani ayaa sheegay in uu yahay mid sannadle ah oo lagaga hadlo dardargalinta mashaariicaha horumarineed iyo sidii loo sixi lahaa caqabadaha hortagaan hirgalinta mashaariicahaasii!
Xuquuqda wey dhawrantahay
This Post Has 0 Comments