By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo ku sugan degmada Walanwyen…

Maxey kawada hadlen madaxweynaha kenya iyo dhigiisa Poland
By Ayanle Dhiire
Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee State House ee magaalada Nairobi ku soo dhaweeyay dhigiisa wadanka Poland Andrzej Duda oo booqasho rasmi ah oo laba cishe ku jooga Kenya.
Labada hoggaamiye ayaa mudnaanta koowaad siinaya horumarinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo ciidamada.
Waxaa la filaya in Kenya iyo Poland ay maanta dhameystiraan wada shaqeyn dhanka caanaha ah oo ku kacaysa 8 bilyan oo shilin.
Madaxweynaha dalka Poland ayaa u sii gudbi dooona waddamada dariska ah ee Rwanda iyo Tanzania.
This Post Has 0 Comments