Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa bulshada…

Maxuu salka ku hayaa safarkii madaxweyne Xasan sheikh ugu baxay Sheebelaha dhaxe?
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa gaaray deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe.
Madaxweynaha ayaa Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka ee deegaankaas ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray la dagaalanka Alshabaab , warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Alshabaab looga saarayo deegaanada haray.
Hase ‘ahaatee’ Dawlada Soomaaliya ayaa dooneysa muddo Kooban Alshabaab looga saatai degaanada ay ka joogaan gobolada dalka
This Post Has 0 Comments