Skip to content

Puntland oo si adag uga hadashay dagaalada mudug

By isxaaq Rashiid“Waxaan aad uga xumahay dagaalka dadka walaalaha ah ku dhaxmarey maanta Gobalka Mudug, inta dhimatey Alle ha u naxariisto, inta dhaawaca alle ha caafiyo.

Odayaasha dhaqanka, culumada diinta, waxgaradka iyo maamulka gobalka ee labada dhan Puntland iyo Galmudug, dhammaan waa in aan ka wadashaqeyno sidii lagu gaari lahaa xabad joojin, nabad iyo dib u heshiisiinta Beelaha walaalaha ee isku dagaalaya”.Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo arimaha Diinta iyo dastuurka Puntland Mudane Mohamed Abdiwahab¢

 

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top