skip to Main Content

Shirka amniga gobolka hiiraan oo la soo xiray waxyaabo muhim ah ayana looga hadlay”

By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin (Sufuroow) ayaa soo xeray shirka amniga gobolka Hiiraan.

 

Shirkan oo socday muddo labo Maalin ah waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cabdullahi Sufuroow waxaana shirka ka qeyb galay maamulka gobolka Hiiraan kan degmada Bedweyne Mayarka Beledweyne guddoomiyayaasha degmooyinka Farlibaax Maxaas Moqokori Jalalaqsi iyo saraakiisha amniga gobolka Hiiraan iyo madaxda kale ee maamulka.

Guddoomiye Cabdullahi Sufuroow ayaa ku dhawaaqay wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah AS ee gobolka Hiiraan ka socda, madaxda maamulka iyo qeybaha bulshada gobolka Hiiraan ayuu faray in aay u diyaar-garoobaan wajiga labaad ee howlgalka.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top