skip to Main Content

Wadi ka socda XFS & Maamul goboleedyada oo gaaray Magaalada Baydhabo

By isxaaq Rashiid Wafdi ka ka kooban  Wasiirada Wasaaradaha Beeraha  Iyo  waraabka Dawlada Federaalka Soomaaliya , Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa maanta soo gaaray magaaladan Baydhabo.

Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Beeraha & Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xeyr  Maareeye waxana  garoonka diyaarada ee Magalada Baydhabo ku soo dhaweeyey wasiiro, xildhibaano ka tirsan Dawlad goboleedka Koofur galbeed iyo Maamulka Degmada Baydhabo.

Hase’ahaatee ‘ Wafdigaan Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa Ujeedka socdaalkooda waxaa lagu sheegay dhiiro gelinta wax soo saarka dalagyada Beeraha  dalkeena Soomaaliya .

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top