skip to Main Content

Xildhibaanka cusub ayaa taarikh ka sameemay magaalada Biddeford.

Ashanti Dwight Willian ma uusan qorsheyneynin inuu u tartamo xafiis, Kamana ahayn magac iyo taarikh sameey.

Maalintii talaadadii, Willian ayaa noqday qof u horeeyay ee madow ah kana mid noqda Golaha Magaalada Biddeford, markii xubnaha kale ee golaha ay si aqlabiyad leh ugu codeeyeen loona magacaabay si loo buu xiyo xildhibaan wakhti oon wali dhamaan.

Kadib markii magacaabistiisa la xaqiijiyay, Williams ayaa la dhaariyay. Waxaa soo dhaweeyay duqa magaalada iyo xildhibaanka weyn ee magaalada Doris Ortiz.

“Sida qof midab leh wuxuu cod u noqonkaraa dadweynaha aan waligood horay uga soo muuqan golahan” Ortiz yidhi. Wuxuu ku daray wayo aragnimadiisa nololeed ayaa qaabeyn soo ra codkiisa iyo aragtidiisa”

Duqa magaalada ayaa doortay William oo 45 jir ah ka dib markii Rober Quattrone uu iscasilay si uu uga guuro gobalka halkaas William xilka si hayn doono ilaa iyo doorashadii bisha 11-naad dhacaysa kahor.

William ayaa wareysi ku yidhi inuu ku faraxsanyahay inuu qabto xilkan si uu ubaaceliyo bulshadiis Biddeford, wuxuu na sheegay hada uun inay taabatay inay Biddeford waligood aysan haysan xildhibaan madow ah ayuu yidhi.

Back To Top