skip to Main Content

Gudoomiyaha Gobalka Maine Mills. ayaa u balan qaaday lacag dad shaqada ku laabta.

Ridwan Ali

Gudoomiyaha Gobalka Maine Mills ayaa u banqaadaya $1,500 hadii aad shaqada ku laabato.

Shaqqalaha kulaabta bishaan 15-keeda ilaa iyo dhamaadka waxay helikaraan $1,500 dollar, halka dadka bilaabo shaqo bisha todobaad ay helikaraan $1,000.

Lacagtaas waxaa qaadan karo dadka ugu horeeyaya sida ay Mills sheegtay dawlada fadaraal waxay siisay gobalka $10million markaadna ay gaadhayso qaadankaraana dad gaadhaya 7,500.

Gobalka Maine waxay ku biirtay gobalada kale ee bixinaaya lacagtaas halkaasna lagaaga baahan yahay inaad qaadatay lacagta shaqo la’aanta ugudanbeey bishii shanaad 29-keedii, waa inaad hesho shaqo buuxdo wa inaad qaadanaysid $25 sacadii iyo wixii ka yar wa inaad shaqeeysataa sideed isbuuc adigoona lacagta shaqa la’aanta qaadanin.

Dad badan ayaa dhahay Gudoomiyaha Gobalka Maine lacagtan ay bixinayso

Back To Top