Banaanbax ka dhan ah Itoobiya oo ka socda Muqdisho
By isxaaq Rashiid Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda bannaan-bax weyn oo looga soo horjeedo Xadgudubka Itoobiya ee Badda Somaaliya iyo heshiiskii is Afgaradka ahaa eedhexmaray Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed . Bannaan-baxaan ayaa waxaa ka qayb…