Isra’il oo duqeysay Isbitaalka Al Aqsa
By isxaaq RashidDuqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il Axaddii ku bartilmaameedsatay isbitaalka Al Aqsa ee bartamaha Marinka Gaza, ayaa lagu dilay ugu yaraan afar qof halka ay ku dhaawacmeen 17 kale. Laanta caafimaadka WHO, wariyaal iyo saraakiisha isbitaalka Al…